|
Written by SalafiSomali.com
|
|
Monday, 09 August 2004 |
|
"والذين يُمسِّكون بالكتاب وأقاموا الصلاة إنَّا لا نضيع أجر المصلحين"
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Ku soo dhawow Rugta 'Dacwa a-salafiya' ee af-soomaliga ku baxda. Muddo aan yarany waxaa la sugaayey ardaa si wacan u qaabaysan oo dacwadda laga soo bandhigo. Alle wuxuu inoo sahlay oo inoo suurrtogashay boggan - www.salafisomali.com- markaa waxaan walaalaha Alle dacwadda tusay ee ku toosiyey ka codsanaynaa inay ku dadaalaan sidii ay juhdigaa gaadhsiinta cidda weli ka qatan - Dacwadan barkaysan - iyagoo adeegsanaya ardaagan iyo kuwa la midka ah ee dacwadda saxda ah fidsha. Ardaagan weli hawshii macluumaad ku shubka ayaa ka socota markaa wixii afkaar iyo ka qayb qaadasho ahba fadlan nala soo socodsiiya. والسلام عليكم ورحمة الله وبركاته Bahda SalafiSomali.com |
|
Last Updated ( Sunday, 04 March 2007 )
|