KU FEKER

Ku soo dhwow Rugta 'Dacwa a-salafiya' ee af-soomaliga ku baxda.

www.salafisomali.com

 

SALAFI SOMALI LOGIN-GAL






Lost Password - Lumay?
Xubin noqo
Register-Is-qor

Who's Online

We have 25 guests online

TIRAKOOB - STAT

Xubnaha: 52
Warka: 25
Links: 0

Home arrow Fataawooyin arrow Fataawooyin arrow xukumka xafladaha dhalasho B'day
xukumka xafladaha dhalasho B'day PDF Print E-mail
Written by SalafiSomali.com   
Monday, 26 February 2007

 

 xukumka xafladaha dhalasho B'day

--------------------------------------------------------------------------------------------------------------

Waxaa ka jawaabay Shiikhi weynaa ee CabdilCaziiz Ibn Baaz, ee culimada

sunnaha ee qarniga 15-aad kuwii ugu weynaa ka mid ahaa - Muftina ka ahaa Dawladda Sucuudiga

---------------------

Waa  maxay xukumka xafladaha dhalashada qof uu dhigto ama loo dhigo -

kolka sanad ama wax ka badani ka soo wareegaan?. Waa maxayna

ka qayb qaadashada dhacdadaas? Haddii qof lagu martiqaadan ma tegayaa goobtaas?

 ---

Jawaabta Shiikhu waa

----

Waxay sugtay caddaymaha diintu [ee kitaabka iyo sunnaha saxda ahi] in

u dabaaldegga dhalasho tahay shay (bidco ah) oo soo deriyey - oo lagu soo

daray diinta wax asal iyo raad ahna kuma laha shareecada daahirka ah.

 Mana bannaana maqalka (u dheg dhiga) martiqaadkaas isaga ah.

 Maadama taas maqalkeedu ay ka dhalanayso

'dhiirrigelinta bidcooyinka iyo taageerideeda'

 وقد قال الله سبحانه وتعالى : {أَمْ لَهُمْ شُرَكَاءُ شَرَعُوا لَهُمْ مِنَ الدِّينِ مَا لَمْ يَأْذَنْ بِهِ اللَّهُ}[1] وقال سبحانه

: {ثُمَّ جَعَلْنَاكَ عَلَى شَرِيعَةٍ مِنَ الْأَمْرِ فَاتَّبِعْهَا وَلا تَتَّبِعْ أَهْوَاءَ الَّذِينَ لا يَعْلَمُونَ * إِنَّهُمْ لَنْ يُغْنُوا عَنْكَ مِنَ اللَّهِ شَيْئًا وَإِنَّ الظَّالِمِينَ بَعْضُهُمْ أَوْلِيَاءُ بَعْضٍ وَاللَّهُ وَلِيُّ الْمُتَّقِينَ}[2]

 وقال سبحانه : {اتَّبِعُوا مَا أُنْزِلَ إِلَيْكُمْ مِنْ رَبِّكُمْ

 وَلا تَتَّبِعُوا مِنْ دُونِهِ أَوْلِيَاءَ قَلِيلًا مَا تَذَكَّرُونَ}[3]،

 وصح عن رسول الله صلى الله عليه وسلم أنه قال :

 ((من عمل عملا ليس عليه أمرنا فهو رد))

 أخرجه مسلم في صحيحه، وقال عليه الصلاة والسلام:

 ((خير الحديث كتاب الله وخير الهدي هدي محمد صلى الله عليه وسلم

 وشر الأمور محدثاتها وكل بدعة ضلالة)) والأحاديث في هذا المعنى كثيرة.

Weliba xafldaha noocaas ah bidcad ahaantooda xun ee aan asalka

diinta ku lahayn, waxaa u dheer in ay  yihiin ku dayasho Yuhuuda

& Nasaarada (Kirishtanka) u dabaaldegooda xiliyada dhalashada

 cid. Nebeguna  صلى الله عليه وسلم, isagoo arrintas ka digaaya wuxuu yidhi

: ((لتتبعن سنن من كان قبلكم حذو القذة بالقذة حتى لو دخلوا جحر ضب لدخلتموه))

 قالوا: يا رسول الله اليهود والنصارى؟ قال: ((فمن)) أخرجاه في الصحيحين

 . . ومعنى قوله: ((فمن)) أي هم المعنيون بهذا الكلام. وقال صلى الله عليه وسلم

: ((من تشبه بقوم فهو منهم))، والأحاديث في هذا المعنى معلومة كثيرة.

وفق الله الجميع لما يرضيه.

 

 


 

 

 


 

[1] سورة الشورى الآية 21
[2] سورة الجاثية الآيتان 18-19.
[3]
سورة الأعراف الآية 3.

المصدر :

مجموع فتاوى ومقالات متنوعة الجزء الرابع

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Last Updated ( Saturday, 03 March 2007 )
 
  Copyright © 2006 - Salafi Somali. All rights reserved
Website designed by : sooguji.com